Berbera Local Goverment
WELCOME TO BERBERA CITY GOVERMENT & MUNICIPALITY
Guddoomiyihii hore ee Golaha
deegaanka ee Gobolka Saaxil, isla
markaana ahaa Maayarkii
Magaalada Berbera
Siciid Daa’
uud Cilmi (Alah Yaraxma)
Building_ka Dowlada Hoose ee
Berbera. Berbera City Hall
Somaliland Gov. Links
City Services Guides

  • Hotels

  • Airport Service

  • Transportation

  • Restruants
Somaliland/News Links
Berbera Local Goverment!
Somali Audio News
Somaliland Newspapers
Ku simihii ahna ku xigeenka
Guddomiyaha Golaha Deegaanka
 
Abdi Jaamac Faduul.
Maxjarka Xoolaha ee Berbera
Markab Dekeda taagan
News/Event
Guddoomiyihii u  horeeyay ee
Golaha deegaanka ee Gobolka
Saaxil,isla markaana ah maayarka
magaalada Berbera:
Cabdalle
Maxamed Carab (Sandheere)
Telesom building
Tacsi Geeridii Marxuum Cabdillahi Maxamuud Xirsi ( Ashcari )
Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan dadkiijeclaa marxuum Cabdillahi
Maxamuud Hirsi, oo ku magac dheeraa Ashcari.  
Waxaan marxuumka Ilaahay uga beryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, xaaskiisaii, carrurtiisii , eheladii iyo
qaraabadii u ka baxayna samir iyo imaan kawada siiyo. AAMIIN……………..AAMIIN………………….
AAMIIN…………………AAMIIN…………AAMIIN
Waxaa soo qoray tacsidan:

1.        Raaqiya Abdillahi Oomaar & all Omaar Family
2.        Hinda Abdillahi Araye &All Araye family
3.        Roda Abdillahi Baqaye &  All baqaye Family
4.        Muna Buraale Jama & Jama Family
5.        Fadumo Ali Ismail & Ismail Family
6.        Burco Haji Aadan & all Haji Adan Family
7.        Foosia Mohamed Nuur & all Nuur Family
8.        Kaltuun Hassan Butte & Butte Family
9.        Reer Ahmed Budle & Budle Family
10.        Nasiim Mohamed Dahir Magan & Magan Family
11.        Reer Cabdi Masduud Family
12.        Layla Ali weerar & All weerar Family
13.        Amina Baradho & all Tahar family
14.        Amina Dabare & All All Dabare Family
15.        Asha Cilmi Abdi & All cilmi Family
16.        Milgo  aw Cilmi & All Cilmi & Gaas family
17.        Amina farah Jire & all jire Family
18.        Faadumo yusuf Elmi and all Elmi Family
19.        Khadra abdi yare & all abdi yare family
20.        Roda Mohamed Ciise & All Ciise Family
21.        Ifrah Hassan yasiin and all yassiin family
22.        Luul Jirde Hussein & all Hussein Family
23.        Hinda Aw Ahmed Hassan  & All Hassan Family
24.        Nimco Warsame Said and All Said Family
25.        Ree Hassan Soofe & all sofe family
26.        Ifrah Hassan Arwo & All Arwo Family
27.        Ifrah Hassan Nuur & Hassan Nuur Family
28.        Nimo Hassan Ali Gas & All gas family
29.        Reer Muuse kaahin & All kahin Family
30.        Ayan Sulub Omer Hashi and all Omer Hashi family
31.        Amran Cabdi Muuse & all Abdi muse family
32.        ReeR Faarah Jihad family
33.        Ifrah Ahmed Jimcaaale & All Jimcale family
34.        Foosiya Ahmed yey and All yey family
35.        Nuura Mohamed Dualeh and all Dualeh Family
36.        SamSam Abdi Adan & all Adan family
37.        Raaqiya Ali Iid & all IID Family
38.        Nimo Omer OsMan & All Osam family
39.        Faadumo Hussein Abbi & all Caabi Family
40.        Layla Sulub Caalin & all Calin Family
41.        Fadumo Ali Gulied and all Gulleed Family
42.        Aniisa Abdi Salan Aw cali & all Aw Ali family
43.        Fahiima Keyd & all Keyd Family
44.        Sagal Omer Mohamed Nuur & All Nuur Family
45.        Nuura Haji Aadan &  Haji Adan & Abdi Hirsi Family
46.        Rooda Sajin & All Sajin Family
47.        Aasia Hassan & All Hassan Family
48.        Suad Ali Barre & All Barre Family
49.        Hassan Gudaal Family
50.        Nimo Daarood Hassan & all Daarood Family
51.        Reer Koosaar Awad & Awad Family
52.        Hibo Hallac & Halac Family
53.        Reer Hassan Kalah
54.        Reer Haji Noor& all nuur family
55.        Reer Ali Tuyub
56.        Layla Jama Qabileh & all Qabile family………

iyo dhamaan ehliyada aanan halkan kusoo koobi karin…

Ilaahey naxariiste jano ha ka waraabiyo marxuun Cabdillahi.  Dhamaanteena samir iyo iiman ha inaga siiyo Amiin…..
Amiin …… Amin

Tacsi Geeridii Marxuum Cabdillahi Maxamuud Xirsi ( Ashcari)
Waxan mahad naq iyo abaal hayn ayaanteed sugaysa u haynaa warbaahinta Somaliland ee Dalka iyo dibeddaba
daboolay adeegyadii Dawlad laga sugayey iyagoo iskood isu xil saaray. Lliibaana, waad mahadsantihiin.
Waxan idinka codsanayaa inaad iga faafisaan oo iga gaadhsiisaan TACSI MURUGO LEH, Xaaskii Carrurti, eheladii,
Qaraabadii, iyo Saaxiibadii uu ka geeriyadoodey Alla hawnaxariistee Cadullhi Maxamud Xirsi (Ashcari) oo ku geriyoodey
London, Isbuucan.
Naxariistii ilaahay Janadii ha geeyo. Dhammaantiinna Samir iyo iimaan Eebbe ha idinka siiyo, aammiin.
Waxan iyana kaga wakiil ahay Tacsidan Xaaskayga Xaliima Xuseen Ducaale iyo Caruutayda.
Axmed Xaji Yuusuf Ducaaleh, London.
________________________________________
Tacsi Geeridii Marxuum Cabdillahi Maxamuud Xirsi ( Ashcari)
Anigoo magaca reer Cabdillahi Fidaar Siciid ku hadlayaa,waxaan tacsi u dirayaa dhamaan meel kasta ay joogaan:-
Reer Maxamuud Xirsi , Reer Jaamac Xirsi ,Reer Ibrahim Xirsi ,
Reer Fidaar siciid , Reer Xasan Siciid , Reer Giire Siciid iyo
dadweynihii uu adeegi jiray ee samafalka ayaanu ugu tacsiyadaynayaa geeridii naxdinta leh ee Ku timid marxuum
Cabdillahi Maxamuud Xirsi(Ashcari) oo shalay Arbacdii, taarikhduna ahayeed 09/04/08 Ku geeriyooday magaallada
London.
Marxuun Cabdillahi Maxamuud Xirsi waxaan eebbe ugu baryayaa inuu ka waraabiyo janadiisa Fardowsa,inagana samir
iyo iimaan inaga siiyo.Amiin.
Cabdillahi Fidaar Siciid
Stockholm/Sweden
________________________________________
Tacsi Marxuum Cabdillahi Maxamuud Xirsi ( Ashcari)
Waxan tacsi u diraynaa dhamaanba eheladii iyo qaraabadii iyo xaaskii iyo caruurtii u ka geeriyooday marxuum Abdillahi
Maxamoud Xersi oo loo yaqaanay (ASHCARI)oo ku geeriyooday magaalad London cariga ingiriska, waxan leenahey
ilaahey naxariisti jano ha ka waaraabiyo inagan samir iyo iiman ha inaga siiyo aamin aamin
Waxa diray tacsidan.
Maxamed Sh. Ibrahim sh Xujaale
Abdillahi Omar Xussein
Axmed Xaji Noor
Abdillahi Abdi Musa (Bakeyle)
Hassan Caduur Cali Axmed
Cumar Daarood Xassan
Koosar Abdillahi Yasin
Ibrahim Muhumad (Sajin)
Maxamed Dubbe Aden
Abdi Koosar Faarax
Maxamoud Halac (Meyki)
Cumar Abdillahi Yaasin
Ali Maxamoud Noor
Maxamed Tahar Sulub
Sulub Ismail X. Warsame
Mubaarika Xassan Tamuuje
Khadar Hassan Ali Gaas
Axmed Hassan Ali Gaas
Abdi Faarah Jahaad
Maxamed Xassan Abdi Carwo
Abdillahi Daarood Xassan
Abdi Jirde Heybe
Bashe Cabdi Yare
Maxamoud Abdi Cilmi
Hassan Yussuf Cilmi
Cali Xassan Kalax
Abdillahi Aden Cade
Hassan Abdirahman Cumar Xaashi
Mustafa Tahar Sulub
Khalid Xassan Tamuuje
Abdihakim Tahar Sulub
Awal Ali-Asad Hassan
Cumar Tahar Sulub
Axmed Jaamac Abi
Abdi Koosar Awad
Maxamoud Koosar Awad
Maxamoud Ali Tayuub
Maxamed Axmed Ali
Cabdillah Maxamed Cali (Suxufi)
Maxamed Cumar Darood (Ashmi)
Omar Daarood Xassan
Norway
ilaahey naxariiste jano ha ka waraabiyo marxuun Cabdillahi dhamaanteen samir iyo iiman ha inaga siiyo
________________________________________
Tacsi Marxuum Sahra Cilmi boodhle

Gudoomiyaha Wargeyska Ogaal, Muuse Faarax Jaambiir,
Cabdiweli Faarax Jaambiir,
Mustafe Sh. Cumar Geedi,
Cabdifataax Ismaadil Mursal
Ibraahim Axmed Shine,
Maxamed Xuseen Rambo,
Xasan Maxamed Yuusuf,
Mustafe Cabdi Janaale,
Maxamed Cabdi Sheekh Ilig,
Cabdishakuur X. Maxamuud Heersare,
Khadar Maxamed Cakulle,
Barkhad Maxamuud Kaariye,
Mustafe Aadan Muuse.
Dhamaan Bahda Wargeysyada iyo Saxaafadu waxay Tacsi u dirayaan. Cabdiqani Xuseen Baynax, oo Habaryartii Sahra
Cilmi boodhle lagu aasay magaalada Hargeysa.
Waxayna leeyihin Ilaahay marxuumadda jannadiisa ha ka waraabiyo dhamaan ehelkii ay ka baxdayna samir iyo iimaan
ha k a siiyo.
________________________________________
________________________________________
Tacsi Marxuum Sahra Cilmi boodhle
Innaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun
Duqa Magaalada Burco, Md. Maxamed Maxamuud Xasan (Dhego-laab),
Xildhibaan Maxamed Daahir Cabdi,
Xildhibaan Maxamed Diiriye Xayd (Dibjir),
Xildhibaan Siciid Xasan Nuur,
Xildhibaan Salaan Cismaan (Qalab-jaan),
Xildhibaan Cabdiqaadir Dhooma-gaab,
Xildhibaan Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi (Dhego-wayne),
Xildhibaan Ibraahim Nuur Jiciir,
Gudoomiyaha Shirkadda Hodan Star,
Cabdi Cabdilaahi Cali, Maxamed Xandulle Cali,
Axmed Ducaale Warsame,
Cabdicasiis Axmed Muuse,
Maxamed Cabdirisaaq Sh. Yoonis,
Maxamed Xasan Qorane,
Cali Axmed Cali,
Axmed-iid Aadan Cawaale,
Cabdiqaadir Xasan Mataan,
Cumar Cismaan Caalin,
Maxamed Cumar Iidaan,
Axmed Xasan Xaaji,
Xamse Maxamed Cali.
Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u
dirayaan, ehelkii iyo Qaraabadii ay ka
baxday Alle ha u naxariistee,
Marxuumad Sahra Cilmi Boodhle, oo
shalay lagu aaasay magaalada
Hargeysa.
Waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu
naxariistiisa janno ugu deeqo, ehelkii,
qaraabadii iyo ubadkii ay tagtayna
Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiin……………………………….
Aamiin………………………Aamiin……….