WELCOME TO BERBERA CITY GOVERMENT & MUNICIPALITY
|
Building_ka Dowlada Hoose ee
Berbera. Berbera City Hall
Ku simihii ahna ku xigeenka
Guddomiyaha Golaha Deegaanka
Abdi Jaamac Faduul.
Maxjarka Xoolaha ee Berbera
|
News/Event
Guddoomiyihii u horeeyay ee
Golaha deegaanka ee Gobolka
Saaxil,isla markaana ah maayarka
magaalada Berbera: Cabdalle
Maxamed Carab (Sandheere)
News
Maanta oo ay taariikhud tahay 23/02/008 . Ayaa Xaafada Buro sheikh Ee gobolka
saaxil. xaafado ku yaala ku shuf beeleen ka dib markii Dab qabsaday laba Guri oo
ku yaala xaafadaas, Halkaas oo ay labad Guri jaar ahaayeen dabkuna isaga
gudbay, Iyadoon qofna wax ku noqday aanuu jirin hadana labada guri iyo agabkii
guryahaa yaalay ku shub beeleen.
Ka dib markii Gaadhiga Fire waterku ka soo gaadhay ee Dawlada hoose leedahay
& Gaadiidkii Fire waterka Dekeda Berbera. Goobtas oo ay isugu yimaadeen Shacbi
badani oo wakhtigaa gargaar waday.
Iyadoo ilaa hada aan walina la ogaanin sida uu dabku ku yimi.
(Daawo hoos sawirada)
Berbera: (Somali: Berbera) is a city in northwestern Somalia and part of